Pages

Monday, March 23, 2015

Maxaa ka taqaan Beesha Saleebaan Madar Kicis Hiraab

Saleebaan Madar Kicis Hiraab waa beel aad u badan oo degaan Gobolada dhexe ee GALGADUUD iyo Mudug iyo daagano ka mid ah Islmaamulka Itoobiya waxay kaloo dagaan gobolka banaadir & Shabeelaa Hoose.
waxayna ku badanyihiin maamul Goboleedka baaxada weyn ee la yiraahdo Ximan iyo xeeb.Caasimada maamulkaan waa Cadaado, Beesha saleebaan Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee Hobyo, lagu geeyo Daanyeer oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km,, baa Lagu Qiyaasaa Waxaa jiro dad caan ah oo ka dhashay beeshaan,, oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada qaran xog-ogaal, ayaamaha, laacib, gool, wariyaasha uga caansan waxaa ka mid ah , mahad axmed cilmi, cumar diini, caano geel, cabdulaahi black cabdulaahi , fahad bile gurxan , maxamed xaaji ingiriis , cabdi casiis saadaad , cabdulaahi taajirow, alcadaala , amiin yuusuf qasaaro cabdi aadan, Hassan Baashi Abdi Aden

waxay u kala baxdaa beeshu DHASHAME & FARAX

DASHAME wuxuu u kala baxaa Gaabane iyi Obokor.
Obokar waxa u sii kala baxaa Wuguguule iyo Arwaaq.
wuguguule waxa uu u kala baxaa 1. Cali Aaden ( waxaana ka soo jeeda dad caan ah sida gacma dheere, Axmed cariiri, odowaa, Dr. guuleed) 2. reer Ebekar 3. Ciise Dheere.
Arwaaq na waxuu u kala baxaa 1-Gadaf ( waxaa kasoo jeeda rag caana sida Drcaanka ah ee Xangul iyo xuseen Ali shido oo ahaa wasiirka ka tirsana dowlada siyaad bare) 2- Ali jiis 3- Ali gurey
gaabana Wuxuu u kala baxaa 1. Cabdi gaabane 2. maxamed gaabane( faarax Rooble & maxamed Rooble iyo reer Ugaas ) habarrawe ciganle 5. habaraawe 6. cabdi gaab 7. yabaroow
farax waxa uu ku kala baxaa Heesoow & maxamed cabdi
1- reer xirsi 2- reer muuse 3- reer caraaye 4- reer warsame 5- reer Gaafoow 6- Midi Yar waxey ka mid yihiin hadda reer xirsi 7- reer warfaa 8- bahabgaal

123 comments:

  1. Kaabo dangaale cide ayuu katirsan yahay

    ReplyDelete
    Replies
    1. Daangaalle: waa haysoow gaar ahaan bah Abgaal sidaan maqlay, inaan qaldanahay waa laga yaabaa, waanse hubaa iney haysoow yihiin

      Delete
    2. Daangale wa sifaadle madarkicis

      Delete
    3. This comment has been removed by the author.

      Delete
    4. This comment has been removed by the author.

      Delete
    5. Daangale waa ina sifaadle madarkicis waxuuna ku dhig iyo dhaqan yihin bahabgaal barasho wacan

      Delete
  2. Dangaale cida uu galo adiga ayaa lagaa sugaaa

    ReplyDelete
    Replies
    1. C/raxmaan xasan cabdi barsho wacan dangaale waxa weyaan habergidir waxa dangale dhaley sifadle madarkis OK intas ka dib dangale waxey Ku dhiig iyo qaran yihin bahabgaal barasho wacan

      Delete
    2. Asc reer tolkeegi waa qof soo dhumay in latoosiyo ubaahan

      Delete
  3. obokor waad sheegteen taariihkdooda maad sheegtid dadka ka taariikhda dheer sida suldaan axmed nuur cali iyo xaaji yuusuf xasan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Abkowgay Suldaan Axmed Nuur Allaha u Naxariisto

      Delete
    2. Allaha u naxariisto awoowe Sheekh Axmed-Nuur Cali Cawaale iyo awoowe Xaaji Yuusuf Xasan Sahal.

      Delete
  4. Waxa Ugu Taariikh Dheer Faaraax Rooble Oo UU Kadhashay Suldan ABSHIR Ali GELLE

    ReplyDelete
  5. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  6. Obokor hadii aan tariidiisa la shegin yaa la sheegi laa

    ReplyDelete
  7. Waxaa ahay wiil faarax roobla ah hadane waxa ahay rer koonfur guure ugaas farax rooble ayaa kasoi jednaa marka idinka ma u ogtihiin in cid idinka jirta koonfur waxaa aad ula hadlaa reer farax rooble jwp

    ReplyDelete
    Replies
    1. Si wanqagsan ayaan u ognahay, salemaan iyo habargidir oo dhanna waa idin ogyihiin, dad qarsoomi karana matihiin

      Delete
    2. Reer ugaas Faaras Rooble ee dega koonfur waa imisa reer, reerkeese u badan?????

      Delete
    3. Reer ugaas Faarax rooble ee koonfur dega waa 3 cid
      1.geedi ugaas Faarax rooble.
      2.guure ugaas Faarax rooble.
      3.cumar ugaas Faarax rooble .

      Delete
    4. Ugaas farah Rooble xagee ku duugan yahay ila wadaag hadii aad ogtahay meesha saxda ah oo uu ku dhintay

      Delete
    5. Reer warfaa iga waran bal cida ma ahi Lkn waa layga soo galaya😁

      Delete
  8. Su.Al. ajiran hawrawe rer cade wa iga su.al

    ReplyDelete
  9. Walaal Midiyar kama mid ahan Reer xirsi, ee shanta Reer xirsi, mid kamid ah ayee hada kohor qaaraanka is labixin jireen. lkn MIDIYAR REER XIRSI MAAHAN EE SIDAAS OGAADA, TAARIIQDAN DIB U RAACA, Mahadsanidiin

    ReplyDelete
    Replies
    1. Midiyar waxaan u aqaanay in ay ree xirsi tahay meel ay uga baxeena ma arag , midiyir aybaker baa mise midiyar haysoow, kkkkk hala ila yaabinina waa iga aqoone toloow,

      Delete
    2. midiyar wa xidid ree xirsi saleban maaha

      Delete
  10. Waa sax sxb Midiyar waa laf gooni utaagan oo reer xirsi lamid ah booskodana uu muuqdo waxeyna wax lawadaagaan saleebaanka kale sidaas ulasocda asxaabey

    ReplyDelete
  11. ree ugaas waa laf ka tirsan maxamed rooble sidaa ula soco

    ReplyDelete
  12. Gaabane waa , maxamed gaabane*habaraawe* cabdi gaabane)cabdigaab) axmed gaabane waa sedex, rooble axmed, maxamed rooble iyo faarax rooble.1, rooble axmed,2, cigale axmed,3 , yeber axmed,sidaa ula soco markaad wax qoreysaan dadka waaweyn oo taariikhda iyo abtirsiinta yaqaan la xiriira, wabilaahi towfiiq

    ReplyDelete
    Replies
    1. Sxb adiga xitaa waa qaladay
      Gaababe waa cabdi gaab iyo axmed gaab
      Axmed gaababe waa:
      .rooble
      .kheyraad axmed
      .yabarow axmed
      .cigale axmed
      Sidaa la soco thanks

      Delete
  13. Replies
    1. asc waraxmatulahe wabarakatuh,marka hore adban kaga mahad cilinaya sida quruxda badan e ad noguso diyarese,anigu haweyana maihe lkn hoyada mcn Ruun axamad madar ayaba ka dhalate Habargider o rer Salebana kase ah rer faeaxa waxanan ku nolnahe Ethopia nasib daro hoyada nin la dhasho ethopia joga ma jero alxd hadan ma tabo abti marwab waxan jeclahe haweyuh sariyo

      Delete
    2. Cigalle kaligood ayaa dowlad ah

      Delete
  14. Ilaa iyo hada jawaab idiin kama helin Ali warsame yuu galaa xagee se katirsan yahay

    ReplyDelete
  15. Farax . Maxamed cabdi. Rer warsame. Cali warsame

    Waxan umaleenaa in ad hos kasobilowday on kaa qanciyay

    ReplyDelete
  16. asc dhamaan walaalayal bacda salan waku mahadsan yahay walaalka sida u udadalay ceebeyn iyo dhaliilna kuma lahan ee ha dhalilinana qofkii awooda inuu saxo ha saxo intuu garanayo anig waxaan isku dayaya inaan xoga yar ka saxoo obokor asaga iga aqoon badan oo waxba kama dhex sixi karo lkn ku kale ban saxaya intaan awoodo

    Rer Xaaji Suleyban waa Dashame iyo Farax wana yaran iyo ccurad
    Curadka wa dashame in kasto dashame neynast tahay magaca rasmiga ah waa (Warsamame ) warsame waxuu dhalay 1 nin qur ah waxana la yira Hirijire, Hirijire ba waxuu dhalay gabane iyo obokor marka obokor waxba kama badalayo asaga iga aqoon badan waxaan saxaya gaabane

    Gabane= 1 cabdi gaabane, 2 Habaraawe 3 Cigale 4 yabaroow 5 maxamed rooble waa ugasyada iyo bah ceyr ba la isku yira maxamed Rooble 6 Farax rooble intaas waxaa u kala baxa dashame ama warsame midka donto dhehe.

    Yaranka waa farax o neynastu farax noqotay waxey u kala baxaan heysoow iyo maxamed cabdi curadka waa heysoow yarankana wa maxamed cabdi

    Heysoow= 1 Bah abgaal 2 Warfaa 3 Rer Xirsi

    Maxamed Cabdi= 1 RER muuse 2 Rer warasame
    3 carahaye intaas waa sidan u bartay qofkii iga saxayana wan so dhaweynaya hadii ownerka page u arko sidaan inu ku badalo wan codsan lahay hadii dadka ka;le igu racaan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Kheyraad axmed xagee geesay sxb

      Delete
    2. This comment has been removed by the author.

      Delete
    3. Asc wll runtii aad baad umahadsantahay sida quruxda aad inoogu sharaxday, waxan doonaya inan ku weediiyo waxan arkay dad leh obokor iyo hirijire baa isla dhashay oo hrirjire gaabane kaligii buu dhalay marka maxa ka jira arinkaa

      Suaasha labad aan doonayo inaan ku suaalo waxa weye sidan wada ognahay hirjire wuxu ahaa boqor marka boqortooyada ma waxa uu ka dhexlay odaygii warsame (dhashame) oo isagana boqor hore ahaa mise hirirjire kaligii baa boqor aha

      Delete
  17. Waa fiican tahay laakiin waxaa ka tagtay curadkii dhamaay ee heesoow oo ah reer gaafow warfaa asagu heesow ma ahan ee waa abeker xagaas ayeey isugu soo dhacaan hesoow waa sadax waa gaafow oo curadkii ah reer xirsi iyo Bahabgaal.

    ReplyDelete
  18. Waa fiican tahay laakiin waxaa ka tagtay curadkii dhamaay ee heesoow oo ah reer gaafow warfaa asagu heesow ma ahan ee waa abeker xagaas ayeey isugu soo dhacaan hesoow waa sadax waa gaafow oo curadkii ah reer xirsi iyo Bahabgaal.

    ReplyDelete
  19. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  20. Waa fiican tahay laakiin waxaa ka tagtay curadkii dhamaay ee heesoow oo ah reer gaafow warfaa asagu heesow ma ahan ee waa abeker xagaas ayeey isugu soo dhacaan hesoow waa sadax waa gaafow oo curadkii ah reer xirsi iyo Bahabgaal oo yaraankii ahaay

    ReplyDelete
  21. Sxb reer ugaas bah cayr iyo bah wadalaan Bay u kalabaxaa

    ReplyDelete
  22. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  23. Saleeban Madarkicis waxaan ka aqaan inta aan iska aqaan anigu, waa dad ilahey badiyay, shiikh iyo shariifba leh, ilahey makaniyay meel ku magacaaban Kala barka wadanka somalia, daris la ah dad walaalahood ah, macno iima sameeneyso in aan ayaga dhaxdooda Kala qaadqaado, balse waxan kula dardaarmi lahaa in ay isku hiishadan wanaaga sida ay dagaalka isugu hiishadan, xaqooda in laqaatana aysan aqbalin waligood,
    Adinkana waxaan idinku dardaarmaya in aadna isqaawin meeshan ee aad isku baratan meel aan ahayn social media.
    "Ilaahbaa mahadsan mudan oo wanagsan mutaystay in lamahdiyo"

    ReplyDelete
  24. Reer Cali Warsame haddii aan khaldaneyn waxaan filayaa intooda badan iney koonfur degaan.

    ReplyDelete
  25. Faarax gulaaa ama fajane xaguu galaaa

    ReplyDelete
  26. Dadaka cida ugu caansan ma obokor kalitayahaa akhwaanow

    ReplyDelete
  27. Wax sifiican uyaqaan weli ma arkin nin walbo wuxu rabo ayu iska shegaa wayahan danbe waxa badatay waan aqaan wax walba

    ReplyDelete
  28. Qoraalkan waxaan ka Qortay Oday kamid ahaa Reer ugaarigii Abaartii SIMA 2017 usoo Guurey GOBOLKA SOOL, oo aanu sheekaysanay, Hadii Qoraalka wax iga Khaldanyihiin Ha La ii Saxo, Barashada Qabaa'ilka aad baan u xiiseeyaa ee.



    Beesha Saleebaan Madar-Kicis Hiraab Gorgaate Hawiye.
    *--------------------------------*
    waxay u kala baxdaa beeshu DASHAME & FARAX

    DASHAME (Warsame) wuxuu u kala baxaa Obokor iyo Gaabane.

    Obokar waxa u sii kala baxaa Wuguguule iyo Arwaaq

    Wuguguule waxa uu u kala baxaa
    1. Cali Aaden
    2. reer Ebekar
    3. Ciise Dheere.

    Arwaaq na waxuu u kala baxaa
    1-Gadaf
    2- Ali jiis
    3- Ali gurey

    Gaabana Wuxuu u kala baxaa;
    1 cabdi gaabane
    2 Habaraawe
    3 Cigale
    4 yabaroow
    5 maxamed rooble waa ugaasyada iyo bah-ceyr ba la isku dhahaa maxamed Rooble.
    6 Farax rooble

    farax Rooble waxa uu ku kala baxaa

    Heesoow & maxamed cabdi

    HEESOW;
    1.Bah-Abgaal
    2.Reer Xirsi
    3.Reer warfaa

    MAXAMED CABDI ;
    2- reer muuse
    3- reer cara-haye
    4- reer warsame
    5- reer Gaafoow
    6- Midi Yar waxey ka mid yihiin hadda reer xirsi

    ReplyDelete
    Replies
    1. Waryaa heesoow curad ayuu leeyahay waana gaafoow ee sifiican usoo qor ileen dad ayaad u faa idenaasaaye wax lahubo Soodhig meesha

      Delete
    2. Reeer warsanaha ii sii lafa gur adigoo mahadsan

      Delete
    3. Wax baa iska soo xariiqday heesoow soo sax gaafoow kusoodar waliba kow ka dhig ileen waa curadoodiyee

      Delete
    4. Saxiib waxaabad ka roontahay ninka website xogtaan soo galiyey balse meelo yar ayaa kaa qaldan oday abaaraysan ayaa kuu warramay kkk .

      1. Dashame oo sida aad sheegtayba warsame la dhaho
      Labada aad sheegtay ayuu u kala baxaa
      Obokor abuukarna ay dhahaan waa sida aad sheegtay.
      Gaabane waa sadex kale
      Waa
      .cabdi gaabane
      .maxamuud gaabane(habarlaawe).
      .Axmed gaabane.

      Axmed gaabane ayaa u kala baxa
      *rooble axmed: oo ah faarax rooble iyo maxamed rooble.
      *Cigale axmed.
      *yeber axmed ama yaberow

      Farax labo

      .Haysoow
      .Maxamed cabdi

      *haysoow
      .Aybeker
      .warfaa
      #Aybekee
      .xirsi
      .Bah abgaal
      .Gaafoow

      *maxamed cabdi
      .muuse
      .warsame
      .carhaye oo neynaas ah.

      Lakin qolodaas reer xaaji la dhaho oo la kala heblo hebleeyo waaba ii hadda waydiidi jireer kala sheegidda markaydhaafi waayaan ayay oran jireen farax iyo dashame kkkk

      Delete
  29. Taariikhda sacad ah ee reer MIDI YAR waa sidan. Haysow wuxuu u kala baxaa sadex 1. Aybakar. 2 Warfaa. 3 MIDI YAR. Midi yar reer Xirsi iyo Gaafow marna adeer buu u yahay marna wuxuu u yahay abti, oo reer Xirsi iyo Gaafow hooyadood waxay ku hooyo ahayd reer MIDI YAR waxay a ahayd yabadhaalo Cayr

    ReplyDelete
  30. Ree warsame yaa ii kal faah fahin kara qaabka ay u kala baxaaan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Reer warsame waxay u kala baxaan cumar iyo cali.cali waxa uu u kala baxaa maxamed cali faarax cali iyo rooble cali Cumar makala aqaan

      Delete
  31. Kaaape midiyar waa ree cigaaal cumar heesow

    ReplyDelete
  32. Taariikhda boqor hirjire warsame wikipedia ahaan ma usoo diyaari kartaa
    Waa codsi

    ReplyDelete
    Replies
    1. Asc wll , waxan doonaya inan ku weediiyo waxan arkay dad leh obokor iyo hirijire baa isla dhashay oo hrirjire gaabane kaligii buu dhalay marka maxa ka jira arinkaa

      Suaasha labad aan doonayo inaan ku suaalo waxa weye sidan wada ognahay hirjire wuxu ahaa boqor marka boqortooyada ma waxa uu ka dhexlay odaygii warsame (dhashame) oo isagana boqor hore ahaa mise hirirjire kaligii baa boqor aha

      Delete
  33. Scw waxan ahay reer faarax rooble -
    Reer cali warsame ee wax haleyga baro yaase kasoo jeeda

    ReplyDelete
  34. Happyboss16@gmail.com
    Gmailka igala soo xiririir waa lagu baraye sxp

    ReplyDelete
  35. Rer farx rople aan kadhashy hadan sifcn ukala baran lahaa wxby iahan laheed inta qabilo kale iska daysid

    ReplyDelete
  36. Magaca ree FAARAZ ROOBLE far waaweeyn oo capital ah maxaa loogu qori waayay ileen saleebaan ayagaa ugu magac sareeyee

    ReplyDelete
    Replies
    1. Faaraz rooble yaa waayo goormee faarazka dhasheen

      Delete
  37. Asc wllyaal waxaan ahay wiil farax rooble ah kana ah cali warsame waxaan u baahna in la ii kala baro iyo muqdisho meesha ay kadagaan idinkoo mahadsan

    ReplyDelete
  38. Asww Ilma Ugaas Faarax Rooble waa sideed oday waxeyna kala yihiin
    1) Faahiye Ugaas Faarax Rooble
    2) Cismaan Ugaas Faarax Rooble
    3) Geedi Ugaas Faarax Rooble  
    4) Maxamed Ugaas Faarax Rooble
    5) Cali Ugaas Faarax Rooble
    6) Cumar Ugaas Faarax Rooble  
    7) Yuusuf Ugaas Faarax Rooble  
    8) Aadan Ugaas Faarax Rooble
    Fadlan maxaad ku dari laheyd??????

    ReplyDelete
  39. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  40. Farax wxa kujiro dad xeero dhalad ah

    ReplyDelete
  41. SXB MAXAMED ROOBLE Ugaas waa 3. Bah CAYR; Bah WADALAAN iyo FAARAX GABAN. Sas u fahan.

    ReplyDelete
  42. Saleebaan cidii afka lagasho gafuurkey ku dhuftaan laandheerayaal noolaada

    ReplyDelete
  43. Xaaji saleeban allahii iga dhagay ayaa mahad leH

    ReplyDelete
  44. H comment has been removed by the author.


    UnknownOctober 27, 2017 at 10:37 AM
    Daangale waa ina sifaadle madarkicis waxuuna ku dhig iyo dhaqan yihin bahabgaal barasho wacan

    Reply

    ReplyDelete

  45. Daangale waa ina sifaadle madarkicis waxuuna ku dhig iyo dhaqan yihin bahabgaal barasho wacan

    Reply

    ReplyDelete
  46. Asc anigu waxaan ku talin lahaa in meesha la Soo galiyoh dad aqoon U Leh reer xaaji salemaan inta meesha aan ka aqriyay wali ma ku arag qof aan is iraah salemaan seey wax U qayb sadaam ama ah uwada dhasheen Yana ma hayee dad ay wax U bilaabanyihiin toloow Keena wadna mahadsantihiin

    ReplyDelete
  47. gabar dagan Jeddah oo faarax rooble baan ahy haley soo qabto dadkeygiyoow

    ReplyDelete
  48. curadka saleban yawaye wa iga su'ale

    ReplyDelete
  49. Waaa ku mahadsan tahay bro waxaan soo galay inaa barto tolkeyga reer xaaji saleeban 😂😂

    ReplyDelete
  50. Beesha saleeman qabiil kofarta kunool miya jira oo gabdha jareer guursaday ookamid ah reer farax rooble

    ReplyDelete
  51. msh.Allh Reer keegi Aad baan nii jeclhey wa idinku faanaa reer farax Roole .alle ha idin xifdiyo 🌹❤🌹

    ReplyDelete
  52. Reer faarax rooble alle haydin barakeeyo waa reer aan ku faano runtii

    ReplyDelete
  53. Dhamaan waxaan qiyasaya in badan oo aan qoraalkoda Soo aqriyay in ayaan wax badan ka aqoon sida salemaan U Kala baxo marka waxaan ku tad so wasan uqa

    ReplyDelete
  54. Abtirsiga Cali warsame haleygu kaalmeeyo qaraabo

    ReplyDelete
  55. Beesha saleebaan madarkicis hiraab waxay ukala baxdaa farax iyo dashame)boqor hirijire wuxuu ahaa ninka ugu caansan dadku waxay kumaah maahaan talo hiraab hirijraa hiiraan kula duugan marka dadka nuucaas ah maahan in lahilmaamo sidaas ula socda

    ReplyDelete
  56. maxamed rooble waa bah ceyr bah wadalaan iyo reer ugaas caalin

    ReplyDelete
  57. waxa aan ogahay in maxamed rooble uu yahay ugaas reer xaaji hore iyo hadda maxa sababay asaga oo joogo in saleebaan kale faano hhhhhhhhh

    ReplyDelete
  58. Beesha Saleebaan Madar-Kicis Hiraab Gorgaate Hawiye.
    *--------------------------------*
    waxay u kala baxdaa beeshu DASHAME & FARAX

    DASHAME (Warsame) wuxuu u kala baxaa Obokor iyo Gaabane.

    Obokar waxa u sii kala baxaa Wuguguule iyo Arwaaq

    Wuguguule waxa uu u kala baxaa
    1. Cali Aaden
    2. reer Ebekar
    3. Ciise Dheere.

    Arwaaq na waxuu u kala baxaa
    1-Gadaf
    2- Ali jiis
    3- Ali gurey

    Gaabana Wuxuu u kala baxaa;
    1 cabdi gaabane
    2 Habaraawe
    3 Cigale
    4 yabaroow
    5 maxamed rooble waa ugaasyada iyo bah-ceyr ba la isku dhahaa maxamed Rooble.
    6 Farax rooble

    farax Rooble waxa uu ku kala baxaa

    Heesoow & maxamed cabdi

    HEESOW;
    1.Bah-Abgaal
    2.Reer Xirsi
    3.Reer warfaa

    MAXAMED CABDI ;
    2- reer muuse
    3- reer cara-haye
    4- reer warsame
    5- reer Gaafoow
    6- Midi Yar waxey ka mid yihiin hadda reer xirsi

    ReplyDelete
  59. Asc walalayaal reer xaaji saleebaan sida aad wax u kala dhig dhigteen waxbaa ka khaldan ee dad aqoon uleh nooga soo saxa insha allah

    ReplyDelete

  60. Dashame wuxuu u kala baxaa Hirijire iyo Obokor.
    Hirijire(ugaaskii ugu horeeyey ee beesha Hiraab, habar gidir iyo reer xaaji saleebaan yeeshaan, wuxuu dhalay Ugaas-Gaabane oo Kaliya.
    Ugaas-Gaabane wuxuu dhalay laba(2). Maxamed Gaabane(Habaraawe)
    iyo Ugaas-maxamuud ugaas-Gaabane(inta kale oo gaabane ah).

    ugaas maxamuud wuxuu dhalay UgaasGaab.
    Ugaasgaab wuxuu dhalay laba nin oo kala 1-cabdi-ugaasgaab(cabdigaab) iyo ugaas-Axmed Ugaasgaab.
    ugaas-axmed wuxuu ukala baxaa afar lafood oo kala ah:
    1-khayraad ugaas.
    2-cigale ugaas.
    3-yabarow ugaas.
    4-rooble ugaas.
    Ugaas-Rooble wuxuu ukala baxaa 2:
    1-Ugaas-Maxamed Rooble
    2-Ugaasfaarax Rooble(cali ugaas,cismaanugaas iyo maxamedcade ugaas waa reer mudug dadkale oo lafahooda aan dib kasoo sheegi doono ayuu ugaas faarax ugaas rooble ku dhalay koofurta soomaaliya sida).
    Ugaasmaxamed ugaasrooble oo maanta looyaqaan kaligood inay yihiin reer ugaas wuxuu u kala baxaa sidan.
    1-ugaas axmed
    2-maxamuud
    3-xassan
    Ugaas axmed wuxuu u kala baxaa:
    1-ugas maxamed
    2- bahwadalaan
    Ugaasmaxamed wuxuu u kala baxaa:
    1-ugaas faaraxgaban
    2-cali ugaas
    3-xalane ugaas
    4-sharmaake ugaas

    ugaas faarax gaban wuxuu u kalabaxaa 2 oo kala ah:
    1-Ugaas Mahadalle (oo lagu magacaabo reer ugaascaalin)
    2- Cali Reer ugaas wardheere)
    Ugaas Mahadle wuxuu u kala baxaa:
    1-ugaas caalin
    2-cali
    3-Samatar
    ugaasCaalin wuxuu u kala baxaa 2:
    1-Ugaas guuleed iyo
    2-faarax
    Ugaas guleed wuxuu u kala baxaa 3:
    1-Ugaas xassan
    2-cali ugaas.
    3-Jimcaale ugaas

    Xassan Guuleed wuxuu u kala baxaa 7:
    1-ugaas maxamed
    2-Ugaas faarax
    3-Warsame Ugaas(Warsameganey)
    4-Kulmiye ugaas
    5-Cali ugaas
    6-abtidoon Ugaas
    7-Cabdilleyare ugaas
    Ugaas faarax wuxuu u kala baxaa 26:
    1-ugaasshire
    2-Ugaas Maxamuud
    3-Ugaas cabdullaahi
    4-Warsame Ugaas
    5-Muxumed ugaas
    6-cartan Ugaas
    7-sh. yuusuf Ugaas
    8-Guuleed ugaas
    9-Aadan Ugaas
    10-Cismaan Ugaas
    11-Ismaciil Ugaas
    12-Cumar Ugaas
    13-cabdi ugaas
    14-Daahir Ugaas
    15-AXmed ugaas
    15-tahalil ugaas
    16-ciise ugaas
    17-xusseen ugaas
    18-xaashi ugaas
    19-Cali ugaas
    20-Ibraahin ugaas
    21-xassan ugaas
    22-yaroow ugaas
    23-maxamed ugaas
    24-cabdiraxmaan ugaas
    25-Salaad Ugaas.
    26
    Ugaasshire wuxuu u kalabaxaa 18:
    1-Cali ugasshire
    2-maxamud ugas
    3-Aadan ugaas
    4-cabdille ugaas
    5-maxamed ugaas
    6-ciise ugaas
    7-salaad ugaas
    8-xassan ugaas
    9-cabdi ugaas
    10-Mursal ugaas
    11-yaasiin ugaas
    12-Cumar ugaas
    13-cismaan ugaas
    14-cabdullaahi ugaas
    15-axmed ugaas
    16-calas ugaasshire
    17-xaashi ugaasshire
    18- Muuse ugaasshire

    Saleebaan wuxuu u kala baxaa Dashame iyo Farax balse 13 lafood oo afar lafood kayimid ayuu wax ku qaybsadaan baxaan.
    siday u kala badan yihiin ayaan u kala hormarinayaa:

    1-reer ugaas hirijire waa tan saleebaan ugu badan oo Gaabane
    -UgaasMaxamad rooble Ugaasgaabane
    -ugaasfaarax rooble ugaasaabane
    -cigale
    -yabarow
    -Cabdigaab
    -habaraawe

    2-reer Haysoow(Bah Abgaal,reer xirsi iyo warfaa(gaafoow & Midiyar)
    3-reer maxamed cabdi (reer Muuse,reer warsame iyo Reer caraaye)
    4-Abokor (Huguguule=1. Cali Aaden
    2. reer Ebekar
    3. Ciise Dheere) iyo arwaaq=1-Gadaf
    2- Ali jiis
    3- Ali gurey



    Qore: Cabdullaahi Cali Ugaasshire




    ReplyDelete
    Replies
    1. Reer warfaa ma gaafow iyo mid yar ay u kala baxaan?

      Delete
  61. Asc wll runtii aad baad umahadsantahay sida quruxda aad inoogu sharaxday, waxan doonaya inan ku weediiyo waxan arkay dad leh obokor iyo hirijire baa isla dhashay oo hrirjire gaabane kaligii buu dhalay marka maxa ka jira arinkaa

    Suaasha labad aan doonayo inaan ku suaalo waxa weye sidan wada ognahay hirjire wuxu ahaa boqor marka boqortooyada ma waxa uu ka dhexlay odaygii warsame (dhashame) oo isagana boqor hore ahaa mise hirirjire kaligii baa boqor aha

    ReplyDelete